gobolka Banaadir
Horumarinta adeegyada Caafimaadka Gobolka Banaadir oo laga shiray
Muqdisho (HalQaran.com) - Agaasimaha Caafimaadka Gobolka Banaadir mudane Dr. Cabdiraxmaan Axmed Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday hay’adda International Medical Crops...
Guddoomiye cusub oo loo magacaabay Degmada Dharkeenley ee G/Banaadir
Muqdisho (Halqaran.com) – Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna, duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa Guddoomiye Cusub u Magacaabay Degmada Dharkeenley.
Yuusuf Xundubeey ayaa loo magacaabay...
Rag hubeysan oo weerar ku qaaday saldhig ku yaalla Muqdisho &...
Muqdisho (Halqaran.com) - Rag hubeysan oo la sheegay inay gaarayeen ilaa lix, isla markaana watay gaari nooca raaxad ah ayaa Jimcihii maanta weeraray Saldhiga...
Agaasimaha cusub ee Hay’adda NISA oo magacaabay Madaxa Sirdoonka ee G/Banaadir
Muqdisho (Halqaran.com) – Agaasimaha cusub ee hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka ee NISA Mahad Salaad ayaa Isniinta maanta ah magacaabay madaxa sirdoonka ee qeybta...
Madaxweyne Farmaajo oo Shir deg-deg ah isugu yeeray Madaxda dowlad goboleedyada...
Muqdusho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo tixgalinaya xaaladda siyaasadeed iyo amni ee dalka iyo baahida loo qabo in la...
RW Rooble ”Xukuumaddayda waxaa saldhig u ah in bulshada Soomaaliyeed ay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo maanta kormeer shaqo ku tagey xarumaha Caddaaladda iyo Garsoorka dalka ayaa...









