25.2 C
Mogadishu
Wednesday, June 29, 2022

Tag: gobolka Bakool

Faah-faahin iyo Wararkii ugu dambeeyay dagaal ka dhacay Bakool

Xudur (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya dagaal culus oo ka dhacay degmada Xudur ee xarunta gobolka Bakool, wuxuuna u dhaxeeyay...

Duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday Gobolka Bakool & Xubno ka tirsan Al-Shabaab oo lala beegsaday

Xudur (Halqaran.com) – Diyaaradaha dagaalka ayaa lagu soo warramayaa inay xalay duqeyn dhanka cirka ah ka fuliyeen degaan hoostaga degmada Xudur ee Xarunta Gobolka...

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo gacanta ku soo dhigay carruur ay askareeyeen Al-Shabaab

Bakool (Halqaran.com) - Ciidamada dowladda Federalka Soomaaliya ee Gobolka Bakool, ayaa waxa ay gacanta ku soo dhigeen carruur la sheegay inay Askareeyeen Al-Shabaab. Carruurtaan ayaa...

DAAWO SAWIRRO: Maxaa ka soo baxay kulankii Madaxweyne Laftagareen uu maanta la qaatay maamulka degmada Waajid?

Waajid (Halqaran.com) - Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), madaxweynaha Koonfur Galbeed oo maalintii saddexaad booqasho ku joogga Degmada Waajid ee Gobolka Bakool ayaa Arbacadii maanta...

UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay dagaalkii khasaaraha ka dhashay ee ka dhacay G/Bakool

Xudur (Halqaran.com) -  Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaysa dagaal gaystay Khasaare dhimasho iyo dhaawac oo duleedka Magaalada Xudur ku dhexmaray maleeshiyaadka Al-Shabaab...

DAAWO SAWIRRO: RW Kheyre oo shacabka reer Xudur kula hadlay Garoonka Dr Waaberi, (Muxuu u sheegay?)

Xudur (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xasan Cali Khayre oo maanta gaaray magaalada Xudur ee Gobolka Bakool ayaa la hadlay...

Don't miss

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo Kormeeray Xarunta Cusub Ee Xukuumaddiisa ku Shaqeyndoonto

Muqdisho(Halqaran.com) –Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre...

Ciidamada laamaha Amniga ee Magaalada Muqdisho oo qabtay, Rasaas iyo Waxyaabaha Maankadooriya

Muqdisho(Halqaran.com) –Ciidamada ammaanka Dowladda Federaalka ayaa howlgallo ballaaran ka...

Wasiir Beyle oo hortegay Xildhibaannada labada Aqal &Su’aalo kulull oo la Weydiiyay Maanta.

Muqdisho(Halqaran.com) –Xildhibaanada Holaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta...

Mareykanka oo baaraya Maydadka ku dhawaad 46 ruux oo Tahriibayaal ah.

San Antonio(Halqaran.com) –Ugu yaraan 46 qof oo la...

MW Saciid Deni oo kulan Gaar ah la yeeshay Saraakiisha Ciidamada Puntland.

Garoowe(Halqaran.com) –Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni,...