Tuesday, June 23, 2026
27.2 C
Mogadishu

gobolka Bakool

Madaxweynaha K/Galbeed ‘Laftagareen’ oo tegay Degmada Ceelbarde ee G/Bakool

Bakool (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) iyo Wafdi uu Hoggaaminayo ayaa Isniintii maanta gaaray Degmada Ceelberde ee Gobolka Bakool,...

Howlgal ballaaran oo lagu ciribtirayo Al-Shabaab oo ka billaabanaya Gobolka Bakool

Bakool (Halqaran.com) - Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Bakool ee Koonfur Galbeed iyo Saraakiisha ciidamada ayaa hadal dhiiri-gelin iyo dardaaran isugu jira u jeediyay ciidamo ka...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay dagaalkii khasaaraha ka dhashay ee ka dhacay...

Xudur (Halqaran.com) -  Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaysa dagaal gaystay Khasaare dhimasho iyo dhaawac oo duleedka Magaalada Xudur ku dhexmaray maleeshiyaadka Al-Shabaab...
Weriye Ahmed Abdi

DAAWO SAWIRRO: RW Kheyre oo shacabka reer Xudur kula hadlay Garoonka...

Xudur (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xasan Cali Khayre oo maanta gaaray magaalada Xudur ee Gobolka Bakool ayaa la hadlay...