Tuesday, February 10, 2026
25.3 C
Mogadishu

Fashil

AKHRISO: Jadwalka doorashada Aqalka sare oo fashilmay

Muqdisho (Halqaran.com) - Talaadada maanta ah oo ku beegan 1-da December ayaa waxaa lagu waday in dowlad goboleedyada dalka ay ka billaabato doorashada Aqalka...

Kulankii madaxweynaha Galmudug uu la qaatay Waxgaradka Cadaado oo isfahan-darro ku dhammaaday

Cadaado (Halqaran.com) – Madaxwenaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Qoorqoor oo shalay gaaray magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa halkaasi kulan isfahan-darro ku soo dhammaaday...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

AKHRISO: Jadwalka doorashada Aqalka sare oo fashilmay

Muqdisho (Halqaran.com) - Talaadada maanta ah oo ku beegan 1-da December ayaa waxaa lagu waday in dowlad goboleedyada dalka ay ka billaabato doorashada Aqalka...
Ahmed Mohamed

Kulankii madaxweynaha Galmudug uu la qaatay Waxgaradka Cadaado oo isfahan-darro ku...

Cadaado (Halqaran.com) – Madaxwenaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Qoorqoor oo shalay gaaray magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa halkaasi kulan isfahan-darro ku soo dhammaaday...
Ahmed Mohamed

Xasan Sheekh ‘‘Madaxda talada dalka heysa way ku fashilmeen qabashada doorasho...

Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ahna guddoomiyaha Xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka UPD qeybna ka ah Madasha Xisbiyada...
Ahmed Mohamed

Muuse Biixi: ”Sidee ayaynu maanta u sii wadi karnaa wada-hadallada, haddii...

Jabuuti (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi iyo wafdigii ballaarnaa ee uu hoggaaminayey ee maanta gaaray Jabuuti ayaa ka qeyb galay Kulan...
Ahmed Mohamed

Guuleed oo sheegay in dowladda Farmaajo ay ku fashilantay wada-hadallada Somaliland

Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynihii hore ee maamulka Galmudug, Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa ku bogaadiyay amniga ay heystaan Somaliland oo maanta xus kooban u sameeyay...