Farmaajo
Madaxweyne Farmaajo oo ka qeybgalay shir madaxeedka Urur goboleedka IGAD +(SAWIRRO)
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay meertada 36-aad ee Shir Madaxeedka Urur Goboleedka IGAD ayaa ka...
Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey geerida Marxuum Xasan Abshir Faarax
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu...
Madaxweynaha JF Somaliya oo ka tacsiyeeyay geerida madaxweynihii hore ee Puntland
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Alle ha u naxariistee Marxuum Maxamed Cabdi Xaashi...
Madaxweynaha JF Somaliya oo soo dhaweeyay baaqa golaha wasiirrada ee Doorashooyinka
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyay baaqa Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan in doorashada...
Madaxweynaha JF Somaliya ‘Farmaajo’ oo xariga ka jaray Madxafka Qaranka +(SAWIRRO)
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xarigga ka jaray Matxafka Qaranka ayaa ku bogaadiyey dhallinyaradii isu xilqaamay dib u...
Madaxweynaha JF Somaliya ‘Farmaajo’ oo xariga ka jaray xarunta Tiyaatarka Qaranka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xarigga ka jaray Golaha Murtida iyo Madadaalada Qaranka ayaa ku bogaadiyey ganacsatada Soomaaliyeed,...








