Farmaajo
Madaxweyne Xasan Sheekh oo si rasmi ah xafiiska ugala wareegay M/weyne...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad heerkeedu sarreeyo oo ka dhacday Madaxtooyada Qaranka, waxa uu xilka...
Nuxurka Kulankii Madaxweyne Xasan Sheekh & Madaxweynihii hore ee Farmaajo +SAWIRRO
Muqdisho (Halqaran.com) - Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxweynaha uu muddo xileedkiisu dhammaaday ayaa Madaxweynaha dooran ee dalka, Xasan Sheekh Maxamuud ku qaabilay Aqalka Madaxtooyada ee...
Madaxweyne Farmaajo oo maanta Ubax dhigay Taallada SYL +(SAWIRO)
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo weynaynaya doorka dhallinyarada Soomaaliyeed ee xorriyadda, midnimada iyo dowlad dhiska dalkeenna ayaa ubax...
Madaxweyne Farmaajo oo berri hortagaya Xildhibaannada Golaha Shacabka
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaannada Golaha Shacabka ee BF Soomaaliya ayaa Sabtida berri oo ku beegan 01-da bisha Maay yeelanaya kulan gaar ah oo uu...
R/Wasaarihii hore Cumar C/rashiid oo war ka soo saaray heshiiskii DF...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, isagoona soo dhaweeyay heshiiskii Dowladda...
DHAGEYSO: Madaxweynihii hore ee Puntland oo eedeyn kulul u jeediyay Madaxweyne...
Gedo (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa si kulul uga hadlay dagaalkii khasaaraha geystay ee ka dhacay...









