faahfaahin
Faah-faahin: Qarax Khasaaro geystay oo ka dhacay duleedka Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) – Qarax miino ah oo Khasaare geystay oo maanta ka dhacay deegaanka Carbiska ee duleedka magaalada Muqdisho.
Wararka ayaa sheegaya, in qaraxa lala...
Faah-faahin ku saabsan Qarax ka dhacay Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Wararka ka imaanaya Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maanta qarax lagula eegtay duleedka Magaalada Dhuusamareeb Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya.
Wararka...
Faah-faahin cusub oo ku saabsan qaraxii ismiidaaminta ahaa ee lagu weeraray...
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya qarax loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qaraxa oo maanta lala beegsaday xero...
Madaxda dowlad goboleedyada oo ka warbixiyay kulankii ay la qaateen Farmaajo...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweynayaaasha Dowlad Goboleedyada, Puntland, koonfur Galbeed, Jubbaland, Hir-Shabeelle iyo Galmudug ayaa ka warbixiyay kulankii ay Magaalada Dhuusamareeb kula qaateen Madaxweyne Farmaajo...
Wasaaradda Caafimaadka ee Somaliya oo faah-faahisay amar ka soo baxay
Muqdisho (Halqaran.com) - Waasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee Soomaaliya ayaa 16-kii bishan soo saartay amar ay ku sheegayso in shahaadada safarka ee la...
Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga...
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...









