27.9 C
Mogadishu
Wednesday, August 10, 2022

Tag: Duqa Muqdisho

Cumar Filish oo sheegay inaysan aqbaleenin in xuquuqda gobolka Banaadir lagu raadiyo rabshado

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) oo banaanbaxayaal Muqdisho kula hadlayay ayaa ka hadlay arrimo...

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo ku baxay dagaalkii ka dhacay Dayniile +(SAWIRRO)

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho; Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ku baxay xalinta shaqaaqo dagaal oo xaafada Cara-Guduud...

Duqa Muqdisho ‘Cumar Filish’ oo shaaca ka qaaday in koox loo tababaray aaska dadka u dhinta Cudurka Coronavirus

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa sheegay in la diyaariyay koox loo tababaray sida...

Duqa Muqdisho oo xariga ka jaray xarunta labaad ee hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha +(SAWIRRO)

Muqdisho (Halqaran.com) - Duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Axaddii maanta xariga kajaray xarunta labaad (2-aad) ee hey’ada socdaalka iyo Jinsiyadaha...

Maxaa ka soo baxay kulankii dhexmaray Duqa magaalada Muqdisho iyo Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya?

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowlada Talyaaniga u...

Duq Muqdisho ‘Cumar Filish’ oo ka qeybgalay shir ka furmay Koonfur Afrika

Durban (Halqaran.com)- Magaalada Durban ee dalka Koofur Afrika ayaa Maanta waxaa shir ugu furmay Barasaabyada Caalamka, kaasi oo ka qeyb galayaan Madaxda Barasaabyada. Shirkan...

Duqa Muqdisho Cumar Filish ”Xilalka DF Somaliya waxaa lagu salaxay Ciyaalka Xaafadda”

Muqdisho (Halqaran.com) - Gudoomiyaha Maamulka Gobolka banaadir , ahna duqa Muqdihso, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish), ayaa sheegay in Xilalka Dowladda maalmahaan dambe loo...

DHAGEYSO: Duqa Muqdisho ‘Cumar Filish’ oo Digniin culus u diray Shacabka magaalada Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish, guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna duqa Muqdisho, ayaa digniin culus u diray shacabka ku nool caasimadda Muqdisho. Duqa...

Don't miss

Guddoomiye Sh. Aadan Madoobe oo guddi u saaray fowdadii ka dhacaday Golaha Shacabka

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed...

Mahdi Guuleed oo xilka ku wareejiyay R/Wasaare Ku xigeenka cusub ee dalka

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaare Ku-xigeenka Dalka, Saalax Axmed...

Mareykanka oo Ukraine ugu yaboohaya hub uu qiimihiisu gaarayo hal bilyan oo dollar

Washington (Halqaran.com) - Dowladda Mareykanka ayaa ballanqaaday taageero dheeri...

Shacabka Kenya oo dooranaya Madaxweyne cusub

Nairobi (Halqaran.com) - Shacabka dalka Kenya ayaa saaka u...

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee BFS oo ansixiyay Golaha Wasiirrada  

Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaannada Golaha Shacabka ee BF Soomaaliya...