Ciidanka xoogga dalka
Midowga Afrika oo shaaciyay in qaar kamid ah saldhigyada ATMIS lagu...
Muqdisho (HalQaran.com) - Guddi ka socday Midowga Afrika ayaa soo gebagebeeyey socdaal xaqiiqo raadin ah oo ay ku yimaadeen Soomaaliya, si ay u qiimeeyaan...
Ciidanka Xoogga dalka oo sheegay inay la wareegeen deegaanno hor-leh
Bakool (Halqaran.com) - Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa galabta la wareegay deegaanka Quracle oo qiyaastii 10-km u jira degmada Rabdhuure ee gobolka Bakool, halkaasi...
Ciidanka Xoogga dalka oo sheegay inay dileen saraakiil Shabaab ah
Bakool (Halqaran.com) - Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay dileen madaxii Al-Shabaab u qaabilsanaa Jabhada Gobolada Baay iyo Bakool kadib howlgal ay ka...
DF Somaliya oo sheegtay inay dishay madaxii qaraxyada Al-Shabaab ee Sh/Dhexe
Sh/Dhexe (Halqaran.com) – Ciidanka Xoogga dlaka Soomaaliya ayaa saacadihii la soo dhaafay waxa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen deegaannada hoostaga degmada Balcad ee...
DF Soomaaliya oo sheegtay in howlgal ay ku qabteen 5 xubnood...
Jowhar (Halqaran.com) – Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgal lagu qabtay ilaa iyo Shan xubnood oo ka tirsan maleeshiyaadka Ururka Al-Shabaab.
Shantan...
Koonfur Galbeed oo ka hadashay dagaal ka dhacay G/Baay
Baydhabo (Halqaran.com) - Ciidamada Xoogga Dalka oo kaashanaya kuwa dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa weerar ku qaaday deegaanka Seydheelow oo ka tirsan gobolka Bay,...









