Ciidamada Kenya
Kenya: 20 ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaan weerar ku dilnay
Mandera (HalQaran.com) - Ciidamada Booliska Kenya ayaa xaqiijiyay in 20 dagaallame oo ka tirsan Al-Shabaab ay ku dhinteen howlgal ay ciidamadeedu ka fuliyeen deegaannada...
Qarax Khasaaro geystay oo lala eegtay ciidamo ka tirsan Kenya
Kenya (Halqaran.com) - Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa gaari ay la socdeen ciidamo ka tirsan kuwa Milateriga dowladda Kenya oo qarax miino nooca...
UPDATE: Al-Shabaab oo weerar ka geystay duleedka Mandheera
Mandera (Halqaran.com) – Maleeshiyaad ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa la sheegay inay weerar ku qaadeen Goob ay ku sugnaayeen Ciidamo ka tirsan kuwa Kenya,...
UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay duqeymo khasaaro geystay oo ka dhacay Gobolka...
Gedo (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya, in diyaarado loo maleynayo inay leeyihiin ciidamada Kenya ay duqeymo ka geysteen deegaanno...
Jubbaland oo Xubno ka tirsan Al-Shabaab ku dishay howlgal qorsheysan
Kismaayo (Halqaran.com) - Maamulka Jubbaland, ayaa sheegay hawlgal qorsheysan oo ka dhacay Gobolada Jubbooyinka iyo Gedo inay ku dileen xubno ka tirsanaay Ururka Al-Shabaab.
Afhayeenka...
XOG XASAASI: Maxaa ka jira in mooshin ka dhan ah ciidamada...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay Mooshin ka dhan ah Ciidamada Kenya inuu horyaallo Baarlamaanka Soomaaliya, kulamada ugu soo horeeyana...









