Ciidamada Jubbaland
Maxaa looga hadlay Shirkii golaha wasiirrada ee maamulka Jubbaland?
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Jubbaland, mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka bilaha ah ee golaha amniga heer Dowlad Goboleed...
Jubbaland oo faah-faahin ka bixisay howlgal ay ka furisay Jubbalada Hoose...
Kismaayo (Halqaran.com) - Wasaaradda Amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa faah-faahin waxaa ay ka bixisay Howlgallo ay Ciidamada Jubbaland ka sameeyeen deegaano ka tirsan gobollada...
DAAWO SAWIRRO: JUBBALAND: Waxaynu khaarijinay Saraakiil ka tirsanaa Ururka Al-Shabaab
Kismaayo (Halqaran.com) - Saraakiisha Ciidamada Jubbaland ayaa waxay shaaca ka qaadeen in hawlgal laga sameeyay tuulooyinka hoos-tagga Deegaanka Cabdalla Biroole lagu dilay Saraakiil Ururka...
DAAWO SAWIRRO: Banaanbax looga soo horjeedo go’aanka DFS oo weli ka...
Kismaayo (Halqaran.com) - Bannaanbaxa oo saakay ka bilowday Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa weli ka sii soconaya magaalada, iyadoo bannaanbuxu uu...






