Saturday, June 20, 2026
27.5 C
Mogadishu

cambaareyn

Turkiga iyo Qatar oo si kulul u cambaareeyay ‘qaraxyadii lagu le’day’ ee ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Turkiga ayaa si adag u cambaareysay qaraxyadii Sabtidii shalay ka dhacay Caasimadda Muqdisho, kaasoo geystay khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawaca...

Turkiga iyo Qatar oo si kulul uga hadlay weerarkii Al-Shabaab ee Ceelbaraf

Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Qatar ayaa si kulul u cambaareysay weerarkii lagu bartilmaameedsaday saldhigga ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS ay ku leeyihiin degaanka Ceel-baraf...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

AKHRI: Mareykanka oo war ka soo saaray weerarkii Garoonka Balli-doogle +...

Balli-doogle (Halqaran.com) - Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa war qoraal ah ka soo saartay weerarkii ay maanta maleeshiyada Ururka Al-Shabaab ku qaadeen Garoonka Balli-doogle...
Ahmed Mohamed

XOG CUSUB: Xukuumadda uu hoggaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi oo si kulul...

Hargeysa (Halqaran.com) – Xukuumadda Somaliland ayaa eedeyn iyo cambaareyn culus la kulantay kadib shirkii dhowaan ka dhacay magaalada Yokahama ee dalalka Afrika iyo Japan. Dowladda...
Weriye Ahmed Abdi

Midowga Afrika oo jawaab ka bixiyay Weerarkii Al-Shabaab ay ku dileen...

Muqdisho (Halqaran.com) - Midowga Afrika ayaa cambaareeyay weerar gaadmo ah oo shalay kooxda Al-Shabaab ay ku dileen lix ka mid ah ciidamada Burundi ee...
Ahmed Mohamed

Turkiga oo si kulul u cambaareeyay weerarkii shalay ka dhacay Muqdisho

Istanbul (Halqaran.com) - Wasaaradda arrimaha dibadda Turkiga ayaa si kulul u cambaareysay weerarkii qaraxa loo adeegsaday ee Isniintii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho gaar...