Balcad
DF Somaliya oo sheegtay inay dishay madaxii qaraxyada Al-Shabaab ee Sh/Dhexe
Sh/Dhexe (Halqaran.com) – Ciidanka Xoogga dlaka Soomaaliya ayaa saacadihii la soo dhaafay waxa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen deegaannada hoostaga degmada Balcad ee...
Wasiirka Waxbarashada ‘Goodax Barre’ oo dhagax dhigay Dugsiga barashada Cilmiga beeraha
Balcad (Halqaran.com) - Sii-hayaha wasiirka waxbarashada xukuumadda federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Goodax Barre oo ay wehliyaan wasiirka waxbarashada dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa dhagax dhigay Dusiga...
Faah-faahin ku saabsan Madaafiicdii Al-Shabaab iyo AMISOM ay isku waydaarsadeen Degmada...
Balcad (Halqaran.com) - Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxay tiro madaafiic ah oo ay Al-Shabaab ku garaaceen xalay Saldhiga Ciidamada AMISOM ay ku...
Taliyaha Ciidanka Xoogga ‘Odawaa’ oo ka hadlay xasuuqii ka dhacay deegaanka...
Cadaado (Halqaran.com) - Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage, taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo caawa shir jaraa’id Ku Qabtay Magaalada Cadaado ayaa ka hadlay dhalinyaradii...
Bannaanbax looga soo horjeedo dil wadareedkii Gololey oo maanta ka dhacay...
Balcad (Halqaran.com) - Shacabka ku dhaqan Degmada Balcad ee Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay Jimcihii maanta degmadaasi ku qabteen bannaanbax ay ku muujinayan, sida...
Qaramada Midoobay oo si kulul uga hadashay shaqaalihii lagu laayay duleedka...
Muqdisho (Halqarancom) - Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa walaac xoogan ka muujiyay dilka sagaalka shaqaale ee Khamiistii shalay loogu gaystay duleedka Degmada Balcad...









