baaq
Mareykanka ”Madaxda DFS iyo DG waa inay xal deg-deg ah ka...
Muqdisho (Halqaran.com) – Sii-hayaha Wakiilka dowladda Mareykanka u qaabilsan Qaramada Midoobay Richard Mills, ayaa sheegay in muhiimad weyn ay leedahay in la xaqiijiyo hannaanka...
Madaxtooyada Soomaaliya oo baaq deg-deg ah u dirtay Madaxda Puntland iyo...
Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxtooyada Villa Soomaaliya, ayaa ugu baaqday Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubbaland inay ka soo qeybgalaan shirka wadatashiga doorashooyinka ee uu...
CCWarsame oo ka hadlay bannaanbixii ay ku baaqeen Midowga Musharraxiinta
Muqdisho (Halqaran.com) – Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha ayaa markale maanta baaq ka soo saaray bannaanbixii ay iclaamiyiin ee Jimcaha.
Banaanbaxa oo ka dhacaya Barxada Taalada Daljirka...
Wakiillada Beesha Caalamka oo war cusub ka soo saaray Doorashooyinka Soomaaliya...
Muqdisho (Halqaran.com) – Wakiillada Beesha Caalamka ee taageerada siiya Soomaaliya ayaa ka hadlay arrimaha doorashooyinka dalka iyo wada-hadalladii Dhuusamareeb ee aan wax natiijo ah...
Madaxweynaha Puntland oo ku baaqay in Shir la isugu yimaado
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland, Saciid Cabdullahi Deni ayaa sheegay in dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ay ku fashilantey Arrimo...
CCW ”Haddii uu Farmaajo xammili karin sawir xayeysiin ah, sidee buu...
Muqdisho (Halqaran.com) - Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa sheegay in Ciidamo ka tirsan dowladda federaalka ee Soomaaliya ay fujiyeen boorar uu ku...









