Wednesday, April 22, 2026
30 C
Mogadishu

Madasha Xisbiyada Qaran ‘‘Waa uu fashilmay isku daygii la doonayay in lagu weeraro hoyga Sheekh Shariif‘‘

Muqdisho (Halqaran.com) – Madasha Xisbiyada Qaran ee dalka ayaa qoraal ay soo saareen waxa ay ku sheegeen inuu fashilmay isku day la doonaayay in lagu weeraro guriga uu degan yahay madaxweynihii hore ee Soomaaliya mudane Shariif Sheekh Axmed.

War-saxaafadeedkan ayaa waxa ay ku sheegeen madasha Xisbiyada Qaran, qorshaha isku daygaasi inay gadaal ka riixeyso Villa Soomaaliya, islamarkaana arrintaasi ay ka digayaan.

Qoraalkan ka soo baxay madasha Xisbiyada Qaran ee dalka ayaa ku soo beegmaya, iyadoo Wasiirka Amniga Soomaaliya uu beeniyay wararka la xiriira in Ciidamo hubaysan in la dul geeyay guriga Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

Haddaba halka hoose ka akhriso War-saxaafadeedka:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...