Friday, March 6, 2026
30.9 C
Mogadishu

Iska hor imaad Kooban oo Maanta ka dhacaday Gudaha Magaalada Kismaayo: XOG cusub

Kismaayo (Halqaran.com)- Dagaalkaan oo geystay khasaaro kala duwan ayaa waxaa uu ka dhacay Xaafada Siinay ee Magaalada Kismaayo,waxaana la sheegay in uu dhexmaray qaar kamid Ciidamada Jubbaland iyo kuwo taabacsan Cabdi Naasir seeraar oo isna sheegta in uu yahay Madaxweynaha Jubbaland.

Dagaalka ayaa yimid ka markii Ciidanka Jubbaland ay Xireen Wadooyinka Magaaladda Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose,taana ay ka biyo diideen Ciidamo ka amar qaata Xubhanaha Mucaaradka Jubbaland.

Sikastaba ha ahaatee Magaalada ayaa waxaa Maanta gaaray Wafdi uu hoggaminayo Danjiraha Dowladda Mareykanka Donald Yamamoto iyo Taliyaha guud ee Taliska Ciidamada Maraykanka ee Africa waxaana Ciidanka Jubbaland Xireen Wadooyinka Magaaladda Kismaayo.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqrannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...