Sunday, May 3, 2026
28.9 C
Mogadishu

Galmudug oo War ka soo Saartay Dagaalkii Ka dhacay Deegaanada Afbarwaaqo iyo Tawfiiq

Dhuusamareeb (Halqaran.com)- War-saxaafadeed kasoo baxay goor dhaweyd Xafiiska Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir ayaa waxaa tacsi loogu diray dhaamaan Eheladii iyo qaraabadii ay ka geeryoodeen dadkii ku dhintay dagaalkaasi,sido kale Dadkii ku dhaawacmay ayuu Alle looga baryay inuu Caafimaad deg deg ah siiyo.

Kadib markii saakay dagaal xoogan uu ka dhacay deegaano ka tirsan Gobolka Mudug gaar ahaan deegaanada Afbarwaaqo iyo Towfiiq ayaa waxaa ka hadlay dagaalkaas maamulka Galmudug.

Dhinaca kale Maamulka Puntland ayaa eedeeyn u jeediyay Maamulka Galmudug ayaga oo ku eedeeyay inay Dab ku sii shideyaan dagaalka ka dhacay deegaanada Afbarwaaqo iyo Towfiiq, hayeeshee Galmudug arrintaasi kama aysan Jawaabin, baaq nabadeed ayay kasoo saartay dagaalkaasi.

Hoos ka Akhriso War saxaafadeed ka

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqrannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...