Thursday, September 17, 2026
24.8 C
Mogadishu

Gaddoomiyaha Aqalka Sare oo Maanta Guddi Cusub magacaabay (Akhriso Magacyada)

Muqdisho (Halqaran.com)- Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa magacaabay Guddi ka shaqeyn doona Sharciga Doorashooyinka qaranka oo dhawaan la horgeyn doono Xildhibaanada Aqalka Sare.

Guddiga oo tiradiisu tahay todoba xubnood ayaa dhamaantood ka tirsan senetorrada Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya, kuwaas oo ka shaqeyn doona sidii golaha loo hor keeni lahaa sharciga doorashooyinka.

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa dhawaan ansixiyay Sharciga Doorashooyinka qaranka.

Hoos ka Akhriso Magacyada xubnaha la magacaabay.


Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqrannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...