Sunday, April 19, 2026
27.9 C
Mogadishu

Cumar Filish oo u Ambabaxay Dalka South Africa

Muqdisho (Halqaran.com)- Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa u ambabaxay Dalka South Africa Gaar ahaan Magaalada Durban Halkaasi oo uu uga Qeyb gali Doono Shirka Global Parliament of Mayors (GPM).

Cumar Maxamuud Maxamed Filish ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho Aadan Cadde kusii sagootiyay guddomiye ku-xigeenka dhinaca maamulka iyo maaliyadda iyo saraakiil ka tirsan booliiska Soomaaliya.

Inta ku suganyahay magaalada Durban ee dalka Koonfur Africa waxa uu kulamo la qaadan doonaa masuuliyiinta baarlamaanka maayarada magaalooyinka isaga oo kala hadli doona iskaashiga iyo wax wada qabsiga.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqrannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...