31.9 C
Mogadishu
Saturday, April 13, 2024
Advertisment
Ilo wareedyo xog ogaal ah ayaa sheegaya in isbahaysiga maamul goboleedyada Puntland, Jubaland iyo mucaaradka Soomaaliya ay ka caga jiidayaan ka qayb qaadashada doorashada 2020/21. Isbahaysigan ayaa ku andacoonaya in mucaaradku aysan haysan qof la tartami kara Farmaajo, haddii doorashadu...
Tan iyo intii xilka laga qaaday (ama uu is casilay) RW Khayre waxaa socday hardan is daba joog ah iyo dagaal siyaasadeed oo aan kala go’ lahayn oo u dhexeeyay Villa Soomaaliya iyo isbahaysiga mucaaradka oo taageero ka helaya...
Markii aan arkay natiijada imtixaanka Dugsiyada, aad ayaan u dhibsaday ardayda faraha badan ee aan gudbin. Dow ma aha in aan xukun ku saleysan mala awaal aan ku rido, ama aan canaan kala dul dhaco mid ka mid ah dhinacyada...
Ka dib markii uu dhamaaday shirkii Dhusamareb-3, MW Farmajana ku soo laabta Muqdisho ayuu wuxuu la kulmay masuuliyiin ka tirsan beesha caalamka oo uu hor boodayo safiirka Maraykanka ee Soomaaliya. Wada hadal dheer ka dib, waxa Farmajo lagu cadaadiyay...
Qormo (Halqaran.com) - Shirkii Dhuusamareeb iyo xilka qaadistii (ama iscasilaaddii) Raiisul Wasaare Khayre waxay na bareen maah-maah sidii markii hore loo yiqiinay si ka duwan loo bartay. Maah-maahdaas waxay dhihi jirtay “Shan Beri Shiikh Laguma Noqdo.”  Shirkii Dhuusamareeb Farmaajo wuxuu...
Soomaalidii hore markay shukaansiga ka hadlayaan waxay ka ku kaftami jireen Labadii walaala ah midkii lacag leh baa wayn. Sidoo kale, doorshada Soomaaliya ha ahaato maamul goboleed ama mid dawladda dhexe, la iskuma doorto waddaninimo, hawlkarnimo, khibrad, aqoon, iyo daacadnimo...
Inta aanan ka jawaabin su’aashaas, sheeko yar aan idinla wadaago. Ku dhowaad dhamaadkii dagaalkii labaad ee Dunida (1943-45) markii Jarmalka la jabiyay, Ingriiis iyo xulafadiisiina ay guulaysteen ayaa abwaan Soomaaliyeed oo reer Hargaysa ahaa, lana oran jiray Maxamed Nuur Laangare,...
Maqaal (Halqaran.com) - Dad badan waxay aaminsan yihiin in shirkaan intii muddo ah laga soo shaqaynayay uuna hormuud u yahay Maraykanku. Labada dhinacba waxaa lagu cadaadiyay inay xal waara ka gaaraan khilaafka iyo sababihii dhaliyayba iyadoo la ilaalinayo midnimada...
Afeef: Qoraalkaan Qaybiil gaar ah ka hadli mayo laakiin si guud buu wuxuu uga hadlayaa Soomaalidii hore siday ninka ragga ah qiimayn jireen iyo inta nooc ay u qaybin jireen. Afeeftaas kas dib, haddii aad u fiirsato xaaladihii kala duwanaa...
Maqaal (Halqaran.com) - Dimuqraadiyada iyo doorashooyinku waxay soo jireen qarniyo badan. Waxay soo mareen marxalado iyo waqtiyo kala duwan. Dimuqraadiyadii ugu horeesay waxaa loo tiriyaa dalka gariiga(Eurocentric) qaas ahaan magaalada Athens qiyaastii 460 BCE. Taariikh yahanadu(Eurocentric) waxay sheegaan in...
Qormo (Halqaran.com) - Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Yuusuf Garaad Cumar, ayaa qoraal kaga hadlay wararka sheegaya in Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ay ka shaqeynayan dib u dhaca Doorashooyinka Qaranka. Yuusuf Garaad oo qoraalkan ku daabacay bartiisa Facebook ayuu Xildhibaanada...
By: Ahmed Roble Introduction There are quite a lot of historical incidents that justify and can be of reference to the internal driving forces of a federal system in Somalia. The Puntland State and predominantly Daarood tribe of Somalia hugely advocated...