Wednesday, March 25, 2026
27.5 C
Mogadishu

Opinion

Understanding Discipline: Order and Self-Control in Modern Life

  Understanding Discipline: Order and Self-Control in Modern Life Introduction Discipline is a fundamental pillar that shapes personal growth and drives social development. It builds ethics, responsibility,...
Leadership

Understanding Discipline: Order and Self-Control in Modern Life

  Understanding Discipline: Order and Self-Control in Modern Life Introduction Discipline is a fundamental pillar that shapes personal growth and drives social development. It builds ethics, responsibility,...

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

(AKHRISO)Mustaqbalka Dhaqaalaha Adduunka&Jihooyinka Cusub iyo Fursadaha  Horumarineed

HALQARAN .COM:Dhaqaalaha adduunku wuxuu ku socdaa isbeddel degdeg ah oo saameyn weyn ku yeelanaya dhinacyo badan oo nolosha ah. Isbeddellada cusub, sida horumarka teknoolojiyadda,...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...
Opinion
Jama Sh. Yusuf

Maqaal – Khayre oo Taageero ka Raadinaya Kenya iyo Norway

Tartanka u dhexeeya madaxwaynaha Maraykanka, Donald Trump iyo musharax Joe Biden waxaa midba midka kale ku eedeeya oo ku dhaleeceeya inuu xiriir ganacsi iyo...
Jama Sh. Yusuf

Puntland & Jubbaland oo abaabulaya dagaallo lagu baajinayo doorashada Somaliya!

Ilo wareedyo xog ogaal ah ayaa sheegaya in isbahaysiga maamul goboleedyada Puntland, Jubaland iyo mucaaradka Soomaaliya ay ka caga jiidayaan ka qayb qaadashada doorashada...
Jama Sh. Yusuf

Doorashada 2020-21: Saamaynta Dhaqaalaha iyo Faragalinta Shisheeyaha

Tan iyo intii xilka laga qaaday (ama uu is casilay) RW Khayre waxaa socday hardan is daba joog ah iyo dagaal siyaasadeed oo aan...
Jama Sh. Yusuf

Qormo Xiiso Leh: Yusuf Garaad ”Aniguba Mar baan Dhacay”!

Markii aan arkay natiijada imtixaanka Dugsiyada, aad ayaan u dhibsaday ardayda faraha badan ee aan gudbin. Dow ma aha in aan xukun ku saleysan mala...
Jama Sh. Yusuf

Doorashada 2020/21: Faragalinta Beesha Caalamka Iyo Fitno Hurinta Puntland iyo Jubaland

Ka dib markii uu dhamaaday shirkii Dhusamareb-3, MW Farmajana ku soo laabta Muqdisho ayuu wuxuu la kulmay masuuliyiin ka tirsan beesha caalamka oo uu...
Jama Sh. Yusuf

Beesha Caalamka oo Cadaadis Saartay Puntland & Jubaland si ay uga...

Qormo (Halqaran.com) - Shirkii Dhuusamareeb iyo xilka qaadistii (ama iscasilaaddii) Raiisul Wasaare Khayre waxay na bareen maah-maah sidii markii hore loo yiqiinay si ka...