Thursday, July 9, 2026
25 C
Mogadishu

Weriye Ahmed Abdi

1065 Articles written
spot_imgspot_img
Wararka Maanta

Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)

Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

TOP NEWS: Maxkamadda Sare Puntland oo Dil toogasho ah ku xukuntay...

Garoowe (Halqaran.com) - Maxkamadda Sare ee Puntland ayaa Khamiistii maanta dil toogasho ah ku xukuntay Saddexda eedeysane ee loo haystay dilkii iyo Kufsigii Marxuumad...
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Waa kuma Guddoomiyaha Cusub ee uu Madaxweyne Farmaajo u magacaabay...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho u magacaabay Mudane Cumar Maxamuud Maxamed...
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: AKHRI: Beesha Caalamka oo Warkii ugu dambeeyay ka soo saaray...

Muqdisho (Halqaran.com) - Qoraal ay si wadajir ah u soo saareen qaar kamid ah dalalka daneeya arrimaha Soomaaliya iyo ururo sida Canada, Ethiopia, European...
Weriye Ahmed Abdi

Xildhibaan Cosoble oo Madaxda DF Soomaaliya Ku eedeeyay in ay Diidan...

Muqdisho (Halqaran.com) - Mid ka mid ah Xildhibaanadda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya  oo lagu magacaabo Xildhibaan Cabdiqaadir Cosoble Cali ayaa Madaxda Dowladda Soomaaliya ku eedeeyay...
Weriye Ahmed Abdi

DEG DEG + UPDATE: Shirka Golaha Ammaanka oo lagu soo hadalqaaday...

Muqdisho (Halqaran.com) - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa gelinkii dambe ee maanta shir ka yeeshay xaaladda Somaliya, iyadoo shirkan lagu soo hadalqaaday doorashada...
Weriye Ahmed Abdi

DAAWO SAWIRRO: Maxaa ka soo baxay kulankii maanta RW Kheyre uu...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiiru dowlaha arrimaha dowladda Ingiriiska u qaabishan arrimaha Afrika,...