Monday, April 20, 2026
28.1 C
Mogadishu

TOP NEWS: Maxkamadda Sare Puntland oo Dil toogasho ah ku xukuntay Raggii kufsaday oona Dilay AUN Caaisha Ilyaas

Garoowe (Halqaran.com) – Maxkamadda Sare ee Puntland ayaa Khamiistii maanta dil toogasho ah ku xukuntay Saddexda eedeysane ee loo haystay dilkii iyo Kufsigii Marxuumad Caaisha Ilyaas Aadan.

Dhageysiga dooda Maxkamadda ayaa muddooyinkii dambe ka socotay Maxkamadda Sare ee Maamulka Puntland.

Ugu dambeyn maanta ayaa Garsoorka Maxkamadda Sare ee Puntland waxa ay ayideen xukunkii maxkamada Racfaanka ee Gobolka Nugaal.

Saddexda nin ee maanta xukunka dilka toogashada ah lagu riday ayaa mid ka mid wuxuu maxkamadda horteeda ka qirtay inuu gaystay falka kufsiga Caaisha Ilyaas Aadan.

Ragga xukunka dilka ah lagu riday ayaa lagu kala magacaabaa.

1. Cabdishakuur maxamed Dige shiine

2. Cabdifataax Cabdirahman Warsame

3. Cabdisalaan Cabdirahman Warsame

Xafiiska Halqaran.com, Garoowe
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...