Friday, July 10, 2026
26.8 C
Mogadishu

Weriye Ahmed Abdi

1065 Articles written
spot_imgspot_img
Wararka Maanta

Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)

Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

DAAWO SAWIRRO: Maxaa ka soo baxay kulankii Dhuusamareeb ku dhexmaray Sheekh...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxa Xukumadda Maamulka Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xasan  ayaa Maanta kulan la qaatay Saraakiil kasocota Amisom gaar ahaan Sectorka Gobalka Hiiraan,kuwaas...
Weriye Ahmed Abdi

DAAWO SAWIRRO: Shirka Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliya oo si habsami...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Soomaaliya, Mahdi Maxamed Guuleed ayaa furay shirka, iyadoo hareerihiisa fadhiyaan Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya iyo...
Weriye Ahmed Abdi

KENYA oo sheegtay inay qabatay ruux fududeeyay weerarkii Hotel Dusitd2 ee...

Nairobi (Halqaran.com) - Dowladda Kenya ayaa sheegtay inay xabsiga dhigtay shaqsi lagu tuhmaayo inuu ahaa ruuxii fududeeyay weerarkii Shabaab ay ku qaadeen Hotelka Dusitd2...
Weriye Ahmed Abdi

Madaxweyne Farmaajo oo maanta magacaabay Taliye Ku-xiggeenka Ciidanka Booliska

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo darajada Sarreeye Guuto u dalacsiiyey Cismaan Maxamed Cabdullaahi (Kaniif) ayaa wareegto ugu magacaabay Taliye...
Weriye Ahmed Abdi

XOG XASAASI: Laba guddi doorasho oo looga dhawaaqay Galmudug & Khilaaf...

Galmudug (Halqaran.com) - Maamulka Galmudug ayaa wajahaya Khilaaf cusub ka dib markii Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf uu si rasmi uga laabtay tilaabadii...
Weriye Ahmed Abdi

DAAWO MUUQAAL: RW KHEYRE ”Cumar Filish dowladnimo ayaa lagu aaminay, maaha...

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu Qabtay Munaasibad Madaxwayne Farmaajo looga mahad celiyey Xilka Gudoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Maxamed Maxamuud (Cumar Filish),...