Saturday, June 27, 2026
25 C
Mogadishu

DAAWO SAWIRRO: Maxaa ka soo baxay kulankii Dhuusamareeb ku dhexmaray Sheekh Shaakir iyo Saraakiil AMISOM?

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Madaxa Xukumadda Maamulka Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xasan  ayaa Maanta kulan la qaatay Saraakiil kasocota Amisom gaar ahaan Sectorka Gobalka Hiiraan,kuwaas oo gaaray Dhuusamareeb.

Kulanka ayaa diirada lagu saaray arrimaha Amaanka ee Gobalka iyo sidii iskaashi looga yeelan lahaay sidii loo xareyn lahaay Deegaanada gacanta ugu jira Ururka Al Shabaab.

Saraakiishaan katirsan AMISOM ayaa Madaxa Xukumadda Galmudug ugu mahad celiyay halgankii Nabada Gobolada Hiiraan Galgaduud iyo Mudug oo ay Kaga saareen Al-Shabaab Maamulka Ahlusunna.

Madaxa Xukumadda Galmudug, Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa Saraakiisha AMISOM ugu MahadCeliyay taageerada ay siiyaan Ciidamada Dowladda ee dagaalka kula jira Al Shabaab iyo weliba doorkii ay qaateen in deegaano badan laga saaro Al Shabaab.

Xafiiska Halqaran.com, Muqdisho
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...