
Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)
Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
WAR CUSUB: Axmed Madoobe oo Jawaab adag ka bixiyay Natiijadii ka...
Kismaayo (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleeda Jubbaland Axmed Madoobe ayaa sheegay in hannaanka siyaasadda loo dhan yahay aanay xilligan dalka ka jirin, wixii ka...
Dowladda Qadar oo si adag uga hadashay qaraxii ka dhacay Shabeellaha...
Dooxa (Halqaran.com) - War ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Qadar ayaa lagu cambaareeyay qarax miino oo Arbacadii la soo dhaafay ka dhacay gobolka...
Gabadhii uu guursan lahaa Weriye Jamaal Khasoqji oo halkii lagu dilay...
Istanbul (Halqaran.com) - Waxaa magaalada Istanbul loogu qabtay Munaasabad Duco weriyihii Sucuudiga u dhashay Jamaal Khaashuqji, kaasoo sanad ka hor lagu dilay dalka Turkiga.
Khashoqji ...
XOG XASAASI: ‚‘‘Wixii Ilmo Sheekh Kulmiyay lama dhayalsan karo, loomana gafi-karo‘‘...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xasan Cabduqaadir Muudey oo ka mid siyaasiyiinta ka soo jeeda Hirshabelle ahna La taliyaha Saxaafadda ee Madaxweynaha Hirshabelle ayaa isagoo aragtidiisa...
Maxaad ka ogtahay in DF Somaliya ay horumar ka sameysay canshuur...
Muqdisho (Halqaran.com) - Sida uu sheegay sarkaal sare oo ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Wasaaraddu wax ay si xowli ah u aruurineysaa...
UPDATE: Duqeyn culus oo dhanka Cirka ah oo ka dhacday G/Shabeellaha...
Balli-doogle (Halqaran.com) - Diyaaradaha dagaalka Mareykanka ayaa weerar kale oo dhinaca cirka ka gaystay Gobolka Shabellaha Hoose, xilli shalay ay laba duqayn ka gaysteen...









