
Understanding Discipline: Order and Self-Control in Modern Life
Understanding Discipline: Order and Self-Control in Modern Life
Introduction
Discipline is a fundamental pillar that shapes personal growth and drives social development. It builds ethics, responsibility,...

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

(AKHRISO)Mustaqbalka Dhaqaalaha Adduunka&Jihooyinka Cusub iyo Fursadaha Horumarineed
HALQARAN .COM:Dhaqaalaha adduunku wuxuu ku socdaa isbeddel degdeg ah oo saameyn weyn ku yeelanaya dhinacyo badan oo nolosha ah. Isbeddellada cusub, sida horumarka teknoolojiyadda,...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...
Madaxweyne Farmaajo Oo Khudbad ka jeediyay Shirka 76-aad ee Q/Midoobay?(Maxuu...
Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Khudbad ka jeediyey Meertada 76-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa kaga...
Fahad Yaasiin oo Maanta Dib Ugu Soo laabtay Magaalda Muqdisho
Muqdisho(Halqaran.com) Agaasimihii hore ee Nabadsugida iyo sirdoonka Qaranka ee NISA ahna La-Taliyaha Amniga Madaxweynaha, Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa waaberigii hore ee saaka oo...
RW Rooble Iyo safiirka UK ee Soomaliya Ufadhida Maxay ka wada...
Muqdisho(Halqaran.com) Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mohamed Hussein Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka UK ee Soomaaliya Kate Foster.
Kulanku intuu socday waxaa diiradda lagu saaray...
R/W Rooble oo guddoomiyey shirka tiirka arrimaha bulshada(Wax Cusub)
Muqdisho(Halqaran.com) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta guddoomiyay shirka tiirka Arrimaha Bulshada oo ay goob joog ka ahaayeen xubno kamid ah...
Laftagareen iyo Safiirka Itoobiya Maxay ka Wada Hadleyn (wax ka ogow)
Baydhabo(Halqaran.com) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa ayaa faah faahin guud ka bixiyay waxyaabihii aynka wada hadleen Safiirka Dowlada Itoobiya...
Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay weerar Al Shabaab ku burburisay garoonka...
Buule-Burde(Halqaran.com) -Wararka aan ka heleeno Gobolka Hiiraan waxaa ay sheegayaan in dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab ay qaraxyo iskugu jira bambooyinka gacanta lagu tuuro iyo...









