Saturday, June 20, 2026
25.5 C
Mogadishu

Duuliye

Abdishakur Duuliye is a Somali Journalist and the Editor of HalQaran News Agency.
644 Articles written
spot_imgspot_img
Leadership

Understanding Discipline: Order and Self-Control in Modern Life

  Understanding Discipline: Order and Self-Control in Modern Life Introduction Discipline is a fundamental pillar that shapes personal growth and drives social development. It builds ethics, responsibility,...

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

(AKHRISO)Mustaqbalka Dhaqaalaha Adduunka&Jihooyinka Cusub iyo Fursadaha  Horumarineed

HALQARAN .COM:Dhaqaalaha adduunku wuxuu ku socdaa isbeddel degdeg ah oo saameyn weyn ku yeelanaya dhinacyo badan oo nolosha ah. Isbeddellada cusub, sida horumarka teknoolojiyadda,...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...
Wararka Maanta
Duuliye

Madaxweyne Farmaajo oo u Ambabaxay Dalka Cumaan

Muqdisho (Halqaran.com)- Madaxweynaha JFS mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Maanta u ambabaxay dalka Cumaan, si uu uga qeyb galo tacsida qaran ee u taala...
Duuliye

Gaddoomiyaha Aqalka Sare oo Maanta Guddi Cusub magacaabay ...

Muqdisho (Halqaran.com)- Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa magacaabay Guddi ka shaqeyn doona Sharciga Doorashooyinka qaranka oo dhawaan...
Duuliye

Golaha Shacabka oo Maanta Ansixiyey Sharci Muhiim ah (Maxaa ka ogtahay?)

Muqdisho (Halqaran.com)- Mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii maanta waxa ay ku ansixiyeen heshiiska Damaanad qaadka maalgashiga darafyada badan,...
Duuliye

Guddiga Gurmadka Qaraxii Ex Cantrol Afgooye oo Shaqadooda Bilaabay

Muqdisho (Halqaran.com)- Guddiga Gurmadka deg dega ah ee uu maanta magacaabay Ra’iisulwasaare Xasan Cali Kheyre, ayaa bilaabay gudashada waajibaadka qaran ee horyaal, oo ay...
Duuliye

Golaha shacabka oo ansixiyay Maanta Sharciga Doorashooyinka Qaranka +Sawiro

Muqdisho (Halqaran.com)- Xildhibannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Sharciga Doorashooyinka Qaranka, kaasi oo maalmihii lasoo dhaafay ay ka doodayeen. Kulankaan oo...
Duuliye

Madaxweynaha Maamulka Puntland oo ka Hadlay Arimo Xasaasi ah oo ku...

Garoowe (Halqaran.com)- Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Denni oo xalay khudbad ka jeediyay xarunta hay’adda PDCR ayaa waxaa uu ka hadlay xaalada dalka iyo...