
Understanding Discipline: Order and Self-Control in Modern Life
Understanding Discipline: Order and Self-Control in Modern Life
Introduction
Discipline is a fundamental pillar that shapes personal growth and drives social development. It builds ethics, responsibility,...

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

(AKHRISO)Mustaqbalka Dhaqaalaha Adduunka&Jihooyinka Cusub iyo Fursadaha Horumarineed
HALQARAN .COM:Dhaqaalaha adduunku wuxuu ku socdaa isbeddel degdeg ah oo saameyn weyn ku yeelanaya dhinacyo badan oo nolosha ah. Isbeddellada cusub, sida horumarka teknoolojiyadda,...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...
Qoor Qoor oo Soo Gaaray Magaalada Muqdisho iyo U jeedka Safarkiisa
Muqdisho(Halqaran.com) – Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa goordhaweyd soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, iyadoo lagu soodhaweyay garoonka diyaaradaha ee...
Saraakiil uu Kamid yahay Taliyaha Booliska oo Muqdisho shir ku...
Muqdisho(Halqaran.com) – Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho shir uga furmay Saraakiil ka tirsan qaybaha kala duwan ee Ciidanka Dowladda, sida Nabad Sugidda iyo Taliska Qaybta...
Rooble oo Magacaabay Wasiirka Amniga Gudaha Wasiirkii Horana Xilka Ka Qaaday
Muqdisho(Halqaran.com) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxmaed Xuseen Rooble ayaa wareegto ka soo baxday xafiiskiisa Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Nuur ugu magacaabay Wasiirka Amniga Gudaha...
Wasiirka amniga oo loogu magacaabay Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Nur
Muqdisho(Halqaran.com) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa goordhow oo Caawa ah xilka qaadis ku sameeyay Wasiirkii Wasaaradda amniga...
Meydkeeda Gabar laba jir oo laga helay gobolka Minnesota
Minnesota(Halqaran.com) – Waaxda booliska magaalada Edina ee gobolka Minnesota ayaa xaqiijisay in la helay meydka Ikhlas Cabdullahi Axmed oo aheyd laba jir ah, taas...
Maxaa ka Jira In NISA Ay shaacisay in Yaasiin...
Muqdisho(Halqaran.com) – Taliska Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa shaaciyay in Taliyaha cusub ee KMG ah ee NISA Gaashaanle Sare Yaasiin Cabdullaahi...









