
Understanding Discipline: Order and Self-Control in Modern Life
Understanding Discipline: Order and Self-Control in Modern Life
Introduction
Discipline is a fundamental pillar that shapes personal growth and drives social development. It builds ethics, responsibility,...

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

(AKHRISO)Mustaqbalka Dhaqaalaha Adduunka&Jihooyinka Cusub iyo Fursadaha Horumarineed
HALQARAN .COM:Dhaqaalaha adduunku wuxuu ku socdaa isbeddel degdeg ah oo saameyn weyn ku yeelanaya dhinacyo badan oo nolosha ah. Isbeddellada cusub, sida horumarka teknoolojiyadda,...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka & Safiirka Sacuudiga oo Muqdisho Kullan ku Dhaxmaray.
Muqdisho(Halqaran.com) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay danjiraha Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta lagu Soo dhaweeyay Baydhabo +SAWIRRO
Baydhabo(Halqaran.com) – Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhaweyd safarkiisii ugu horreeyey ee gudaha dalka ku tagay magaalada Baydhaba ee xarunta ku-meel gaarka ah...
Howlgal lagu Soo qabqabtay Dhallinyara fara badan oo ka dhacay magaalada...
Muqdisho(Halqaran.com) – Ciidamada Booliska DFS ayaa xalay howlgal dad farabadan lagu soo qabqabtay ka sameeyay Xaafado katirsan degmooyinka Kaaraan iyo Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir,...
Biden iyo Qoyskiisa oo booqasho ku tagay goob uu...
Texas (Halqaran.com) – Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden iyo xaaskiisa Jill booqday magaalada Uvalde ee gobolka Texas si ay beer nugeyl ugu muujiyaan xigtadii...
Guddiga FEIT oo ka hadlay kala diristii lagu Sameeyay. AKHRISO.
Muqdisho (Halqaran.com) – Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban Heer Federaal ee FEIT ayaa sheegay in xaalado adag iyo culeys badan uu la kulmay muddadii uu...
Wasiirka Maaliyadda Oo UK Kala Hadlay Taageerada Dib-U-Habeynta Hannaanka Dhaqaalaha Dalka.
Muqdisho (Halqaran.com) –Wasiirka Maaliyadda XFS Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo la kulmay Danjiraha UK ee arrimaha Soomaaliya & Ergayga Boqortooyada Ingiriiska u qaabilsan Arrimaha...









