
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Saudi Arabia suspends Hajj visas for DR Congo over Ebola
The Kingdom of Saudi Arabia has banned entry to pilgrims coming from the Democratic Republic of Congo over fears spread of Ebola virus during the...
Wasiir Beyle oo Jaaliyadda Soomaalida Mareykanka kala hadlay arrimo ay ka…
Washington (Halqaran.com) - Wasiirka maaliyadda ee dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa magaalada Washington ee dalka Mareykanka kulan kula yeeshay...
AKHRI: Sacuudiga oo dal oo dhan xujaydiisa dal ku-galkii u diiday...
Riyad (Halqaran.com) - Wasaaradda arimaha dibadda Sucuudiga ayaa soo saartay go’aan ay xujayda u dhalatay dalka Koongada Dimoqraadiga ugu diiday in ay siiiso dal...
XOG: Donald Trump oo loo ogolaaday lacagtii lagu dhisi lahaa darbiga...
Muqdisho (Halqaran.com) - Maxkamadda ugu sareysa Mareykanka ayaa madaxweyne Donald Trump u oggolaatay in sanduuqa wasaaradda gaashaandhigga dalkaas uu ka isticmaalo lacag dhan 2.5...
Aqalka sare ee Baarlamaanka Somaliya oo maanta ka doodaya hindise sharciyeedka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulankiisa maanta uga doodaya hindise sharciyeedyo kala duwan, kuwaas oo aan weli la...
AKHRI: Waa kuma Taliyaha cusub ee la wareegay Taliska AFRICOM +SAWIRRO
Stuttgart (Halqaran.com) - General Stephen J. Townsend oo dhawaan loo magacaabay Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee Afrika ayaa maanta si rasmi ah xilka ula wareegay,...









