
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Ilhan Omar Calls For Protection Of Hormuud And Somali Telecom Industry
United States of America Congresswoman has asked the federal government of Somalia to continue seeking answers and of possible retribution over detonation of a...
Somali Security Minister Presides Over Key Security Meeting In Dhusamareb
The minister of internal security for the Federal Government of Somalia Mohamed Abukar Islow is holding talks with security personnel and local officials in...
XOG: ”Nin 5 taliye, labo sano iyo bar ku beddelay Al-Shabaab...
Muqdisho (Halqaran.com) - Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa markale weerar afka ah ku qaaday Madaxweynaha dowladda Federaalka ah Soomaaliya, Maxamed Cabdilaahi Maxamed (Farmaajo), oo...
MUUQAAL DEG DEG: Siyaasiyiinta Warsangali oo Xanaaqay oo Hargeysa Ka soo...
https://youtu.be/i1Y5r5-sRUA
→DAAWO MUUQAAL HOOSE, Sii Akhri Wararka Kale ee Maanta:⇓
https://halqaran.com/index.php/2019/08/26/daawo-muuqaal-xisbiga-waddani-reer-dowad-noqon-maayo-ciidankii-reer-badhan-shisheeye-maaha/
Xafiiska Halqarna.com, Hargeysa
Halqarannews@gmail.com
25 Jir Soomaaliyeed oo Dil arxan-darro ah loogu geystay magaalada Köln...
Köln (Halqaran.com) – Wiil Soomaaliyeed oo 25 sano jir ah ayaa Axaddii maanta ku geeriyooday magaalada Köln ee dalka Jarmalka, kadib markii ay isugu...
DAAWO SAWIRRO: Maxaa ka soo baxay kulankii maanta uu Madaxweynaha Jubbaland...
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa Axaddii maanta la kulmay musharaxiintii tartanka la gashay maalintii Khamiista.
Madaxweynaha...









