Thursday, June 4, 2026
27.8 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha K/Galbeed ‘Laftagareen’ oo tegay Degmada Ceelbarde ee G/Bakool

Bakool (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) iyo Wafdi uu Hoggaaminayo ayaa Isniintii maanta gaaray Degmada Ceelberde ee Gobolka Bakool,...
Ahmed Mohamed

DF Soomaaliya oo culimada ka mamnuucday aadista iyo la macaamilka Al-Shabaab

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo saartay qoraal ku socda  Cullimada Soomaaliyeed, kaas oo...
Ahmed Mohamed

RW Xamse oo la kulmay Dhaqaatiir Muqdisho u timid gurmadka dhaawacyada...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Dhaqaatiir ka socday dalka  Jabuuti oo Muqdisho u yimid...
Ahmed Mohamed

Dagaal xooggan oo weli ka socda Gobolka Hiiraan & Wararkii ugu...

Beledweyne (Halqaran.com) – Waxaa weli dagaal xooggan uu ku dhexmarayaa Ciidamada Millateriga Soomaaliya oo kaashanaya kuwa dib u xorreynta Gobolka Hiiraan ee loo yaqaano...
Ahmed Mohamed

Howlgal ballaaran oo lagu ciribtirayo Al-Shabaab oo ka billaabanaya Gobolka Bakool

Bakool (Halqaran.com) - Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Bakool ee Koonfur Galbeed iyo Saraakiisha ciidamada ayaa hadal dhiiri-gelin iyo dardaaran isugu jira u jeediyay ciidamo ka...
Ahmed Mohamed

UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay magaalada...

Muqdisho (Halqaran.com) – Ugu yaraan 10 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen qarax ismiidaan ah oo caawa ka dhacay Xerada warshadii hore ee...