Friday, July 31, 2026
25 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Warar Xiiso Leh
Ahmed Mohamed

Dagaal ka socda xaafad ka tirsan magaalada Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa dagaal uu ka socdaa meel u dhow isgoyska Carwo Itko ee kala qeybiya degmooyinka Howl-wadaag iyo Wardhiigley ee Magaalada muqdisho. Halka...
Ahmed Mohamed

Itoobiya oo go’aan adag ka gaareysay sida laga yeelayo saraakiisha TPLF

Addis Ababa (Halqaran.com) - Taliye ku xigeenka Ciidanka Itoobiya Gen. Abebaw Tadesse ayaa Magaalada Mekelle kulan kula yeeshay saraakiisha sar sare ee ciidanka Itoobiya. Sida...
Ahmed Mohamed

Faah-faahin & Wararkii ugu dambeeyay Saraakiil ka tirsanaa Ciidamada Milateriga ee...

Galgaduud (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya weerar gaadmo ah oo galabta lagu qaaday gaadiid ay wateen Ciidamo ka tirsan kuwa...
Ahmed Mohamed

DHAGEYSO: Puntland iyo Ganacsada oo ugu dambeyn ku heshiiyay isticmaalka Shilling...

Garoowe (Halqaran.com) – Dowlad goboleedka Puntland iyo ganacsatada Gobolka Bari ayaa Arbacadii maanta ku heshiiyay in la socodsiiyo lacagta Shilling Soomaaliga, kaddib kulan saacado qaatay...
Ahmed Mohamed

Sidee ra’iisul wasaaraha Itoobiya loogu soo dhaweeyay dalka Kenya? +(SAWIRRO)

Mooyaale (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya, Abiy Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Arbacadii maanta waxa ay gaareen Magaalada Mooyaale oo ku taalla...
Ahmed Mohamed

Amnesty calls on US to compensate civilian victims of its air...

US government urged not to abandon civilian victims of its air strikes without compensation after the planned troop withdrawal from the Horn of Africa...