Wednesday, July 29, 2026
24.9 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Sheekh Shariif oo war ka soo saaray go’aankii Ururka Midowga Afrika

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna guddoomiyaha golaha Midowga Musharraxiinta, Shariif Sheekh Axmed ayaa soo dhaweeyay go’aankii uu Ururka Midowga Afka ku...
Ahmed Mohamed

Mareykanka oo taageeray go’aanka Ururka Midowga Afrika ee Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) - Mareykanka ayaa si weyn u taageeray tallaabada Ururka Midowga Afrika uu ku cambaareeyay muddo kordhinta Hay’adaha Dowladda Federaalka. “Waxaan taageersanahay go’aanka Ururka...
Ahmed Mohamed

Midowga Afrika oo si weyn uga soo horjeestay muddo kororsiga Golaha...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ururka Midowga Afrika ayaa war-murtiyeed ka kooban 14 qodob ka soo saaray xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya, ka dib shir ay shalay...
Ahmed Mohamed

Ra’iisul Wasaare Rooble oo faray hay’adaha ammaanka dar-dargelinta sugidda Amniga

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo guddoomiyay shirka amniga Caasimadda ayaa faray hay’adaha ammaanka in la dardargeliyo sugidda...
Ahmed Mohamed

DF Somaliya oo sheegtay inay dishay madaxii qaraxyada Al-Shabaab ee Sh/Dhexe

Sh/Dhexe  (Halqaran.com) – Ciidanka Xoogga dlaka Soomaaliya ayaa saacadihii la soo dhaafay waxa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen deegaannada hoostaga degmada Balcad ee...
Ahmed Mohamed

Xildhibaan ka tirsanaa Golaha Shacabka ee BFS oo geeriyooday

Paris (Halqaran.com) – Waxaa dalka Faransiiska ku geeriyooday Allaha u naxariistee Professor Maxamed Cabdi Maxamed (Gaandi) oo maalmihii la soo dhaafay ku xanuunsanayay isbitaal...