
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
DHAGEYSO: Maxaa ka jira in Talyaaniga uu kala noqday Somaliya mashruuc...
Rome (Halqaran.com) - Dalka Talyaaniga ayaa dib ula noqdey dhaqaale 6 Milyan oo dollar ah oo loogu talagaley in lagu dhiso biyo xireen laga...
Laba nin oo dhallinyaro ah oo Caawa lagu dilay Muqdisho...
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa caawa magaalada Muqdisho ka dhacay dilal siyaabo kala duwan loogu geystay labada dhallinyaro ah.
Ciidamada Booliska ee Degmada Hodan ayaa waxay...
DAAWO VIDEO: Guddoomiye Cirro ‘‘Hargeysa waxa ka socda waa Fal Argagixisnimo,...
Hargeysa (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Xisbiga Wadani ee Somaliland Cabdiraxman Cirro oo warbaahinta kula hadlay magaaladda Hargeysa ayaa sheegay in waxa Somaliland ka dhacaya ay...
XOG XASAASI: ‘‘Maanta Hargeysa Xamar ayaa laga dhigay, wixii dhacayna waxaa...
Hargeysa (Halqaran.com) – Xoghaye ku-xigeenka arrimaha gudaha ee xisbiga Waddani Sacad Cali Black, ayaa xukuumadda Somaliland ee uu hoggaamiyo Muuse Biixi ku eedeeyay in...
Dagaal khasaare geystay oo ka dhacay degmada Diinsoor & Wararkii ugu...
Diinsoor (Halqaran.com) – Dagaal maanta ka dhacay Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay ayaa waxaa la soo sheegaya in khasaaro dhimasho iyo dhaawacba uu ka...
Maxaa ka jira in maxaabiista Kenya sanadkii la siiyo wax ka...
Nairobi (Halqaran.com) - Maxkamad ku taallo dalka Kenya ayaa ku gacan seyrtay dacwad loo gudbiyey oo ku saabsaneyd in mushaarka maxabiista la siiyo la...









