
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
President Farmajo signs formation of anti-corruption bill into law
Somali President Mohamed Abdullahi Farmajo has today signed an anti-corruption bill into law barely ten months after it was endorsed by the parliament.
According to...
National prosecutors conference commences in Baidoa
Dozens of prosecutors drawn from different parts of the country have gathered in Baidoa for National Conference on cooperation and improving the judicial system.
The...
DAAWO SAWIRRO: Maxaa ka soo baxay Kulankii uu Farmaajo xalay la...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay casho sharaf u sameeyey Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xassan Maxamed iyo...
Shirkadda Facebook oo hakisay kumanaan Barnaaji Applications ah
USA (Halqaran.com) - Shirkadda Facebook ayaa joojisay tobannaan kun oo barnaamij, oo ay sameeyeen ku dhawaad 400 oo shirkadood oo ah kuwa Sameeyaa Barnaamijyadaa,...
Dhereg mooyee dhib ma ku ogtahay dadka Maraykanka! + AKHRI WARBIXIN
Los Angeles (Halqaran.com) - Magaalada Los Angeles waxa meel martay oo dunidu ku taqaan in ay tahay magaalo lagu ashqaraaro. Laakiin socdaal uu todobaadkan...
Maxay qaban doonaan guddiga cusub ee uu magacaabay M/weynaha Puntland?
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magacaabay guddi u qaabilsan dabagalka hirgelinta fursadaha maalgashi iyo shirkadaha maalgashi ee Puntland.
Guddigan...









