
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
AKHRISO: Liiska Xubnaha guddiga farsamada u matalaya DF Somaliya oo la...
Muqdisho (Halqaran.com) – Liiska Lixda xubnood ee DF Soomaaliya u matalaya guddiga farsamada, kuwaasi oo ka soo baaran dagaya hannaanka doorashooyinkna dalka ayaa la...
DF Somaliya oo ku dhawaaqday xilliga la furayo duulimaadyada Caalamiga ah
Muqdisho (Halqaran.com) – DF Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay dhawaan dib u fureyso duulimaadyada Caalamiga ah oo markii hore loo joojiyay sababo la xiriira...
Madaxweynaha JF Somaliya oo shacabka Soomaaliyeed uga hambalyeeyay munaasabadda Ciidul...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa umadda Soomaaliyeed uga hambalyeeyay munaasabadda Ciidul Adxa.
Halka hoose ka akhriso qoraalka hambalyada Madaxweyne...
Golaha Wasiirrada Somaliya oo ansixiyay 5 xubnood oo ka mid noqonaya...
Muqdisho (Halqaran.com) - Shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada ee BF Soomaaliya ayaa lagu meel mariyay shanta xubnood ee bannaanka ka imaanaya oo kamid noqonaya...
Xasan Sheekh ”Ma uusan isbaddelin mowqifka Madasha Xisbiyada ee doorashooyinka”
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Xisbiga Midowga Nabadda iyo Horuma UPD ahna Madaxweynihii sideedaad ee JF Soomaaliya, Mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa si faah faahsan...
Sii hayaha ra’iisul wasaaraha oo xariga ka jaray xarun cusub oo...
Muqdisho (Halqaran.com) – Sii-hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta xarigga ka jaray Qeybta Karaantiilka Covid-19 ee Isbitaalka Banaadir ee Magaalada...









