Sunday, April 19, 2026
27.7 C
Mogadishu

WHO oo ka hadashay fatahaadaha Dalka Ka dhacay

Muqdisho (Halqran.com)- Hay’adda Caafimaadka Aduunka ee WHO ayaa baraha Bulshada ka sheegtay in fatahaadihii dhowaan ka dhacay qeybo kamid ah Dalka Soomaaliya ay ku dhinteen 25 Qof, halka 47 kalena ku dhaawacmeen, xilli ay Roobab Culus ay ka Da’ayaan meelo ka mid ah Dalka.

Xaalada adag ee ka jirta qeybo ka mid ah goobaha ay daadaku saameeyeen, ayey sheegtay WHO in ay geeyeen qaddar yar oo naf badbaadin .

Belse waxaa jiro dadaallo lagu Ballarinayo hawlaha gargaarka xafiiska Qaramada midoobey, u qaabilsan Isuduwaha Arrimaha Bani’aadanimada (OCHA) ayaa dhawaan sheegaya in kabadan
547,000 oo Qof in ay Sameeyeen Fataahada Dalka dhacay.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqrannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...