Tuesday, April 21, 2026
29.9 C
Mogadishu

DAAWO VIDEO: Kacdoono ka dhan ah Puntland oo ka bilowday bariga Sanaag, ‘Puntland yey ku tashan Sanaag’!

Baran (Halqaran.com) – Waxaa maanta ka dhacay magaalada Baran ee gobolka Sanaag, banaanbaxyo loogu soo horjeedo mooshinkii xilka looga qaaday guddoomiyihii  baarlamaanka Puntland, Cabdikariin Maxamed Axmed Dhoobo.

Banaanbaxaan ayaa waxaa ka qeybgalay, odayaasha waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada reer Baran, iyagoona sheegay, in aan la aqbali karin xil ka qaadistii maanta lagu sameeyay guddoomiye Dhoobo.

Waxay kaloo sheegeen, in aysan jirni wax la dhaho ‘Puntland‘ oo maantana lagu kala tagay, sida ay hadalka u dhigeen.

Xil ka qaadistii maanta lagu sameeyay gudoomiyihii baarlamaanka Puntland, ayaa waxa uu reebay saameyn, taasoo isla markiiba keentay in gobolada qaar ah go’aano ka dhan ah Puntland ay ku dhaqaaqaan.

Halka hoose ka Daawo Muuqaalka Banaanbaxay iyo hadalada shacabka reer Baran oo aad u careysan:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...