Thursday, July 16, 2026
26.2 C
Mogadishu

Gaddoomiyihii Baarlamaanka Puntland oo Xilkii laga Qaaday

Garoowe (Halqaran.com)- Xildhibaanada Baarlamanka maamulka Puntland oo maanta waxaa ay kulan ku yeesheen xarunta golaha wakiilada ee caasimadda Garoowe, waxaa ayna xilka ka qaadeen guddoomiyihii Baarlamanka maamulkaasi Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo).

Kulanka oo ay soo xaadireen 53- Xildhibaan ayaa 49-ka mid ah waxa ay u codeeyeen xilka qaadista Dhoobo, 4 afarna way ka aamuseen.

Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan, ku xigeenka koowaad ee xeer-dejinta oo qabtay soo jeedinta, ayaa carabka ku adkeeyay in Mooshinka uu maray hanaanka saxda ah ee loogu talogalay.

Xalay ayay ahayed markii is rasaaseyn ay ka dhacday xarunta Baarlamaanka waxa ku dhintay laba qof halka afar kalena ku dhaawacmeen

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqrannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...