Saturday, June 20, 2026
27.4 C
Mogadishu

Dowlada Soomaaliya oo Xil U Magacowday Wiilka Uu Dhalay Marxuum Eng Yariisow.

Muqdisho (Halqaran.com) – Dowladda Soomaaliya ayaa xil u magacowday Maxamed Cabdiraxman Cumar Cismaan, oo ah wiil uu dhalay allaha u naxariistee duqii hore ee Muqdisho Injineer Yariisow, sida ay ogaatay Warbaahinta .

Warqad kasoo baxday wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa Maxamed loogu magacaabay inuu noqdo xoghayaha koowaad ee ergada Soomaaliya ee New York.

Warqaddan oo ku taariikheysan 30-ka October 2019, ayaa Warbaahinta u suurta-gashay inay hesho maanta, waxaana sax ahaanshaheeda ay ka xaqiijisay saddex mas’uul oo ka tirsan dowladda, oo aad la isugu haleyn karo.

Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...