Thursday, April 30, 2026
29.9 C
Mogadishu

Madaxweynaha Farmaajo oo Gaaray magaalada Baledweyne, Yaa ku wehlinaya safarkiisa?

Muqdisho (Halqaran.com) – Wafdi ballaaran oo uu haggaaminaya madaxweyne Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo oo gaary magaalada Baledweyne ee gobalka Hiiraan, wafdigaan oo uu hor kacayo madaxweynaha ayaa ka soo kicitimay magaalada Muqdisho ee caaismada dalka, ayagoo ka jawaabaya cabashada ka timid reer Baledweyne.

Magaalada Baledweyne ayaa waxaa ka jirta xaalad aad u adag oo ay sababeen fartaahada Wabiga shabeelle iyo roobab aad u xoogan oo ka da,ay magaaladaasi.

Madaxweynaha ayaa Baledweyne u tagay u kuur galidda xaaladda bani’aadanimo ee ka jirta magaalada oo ay saamayn balaaran u gaysatay fatahaadii uu ka sameeyay wabiga Shabeelle.

Gurmad loo fidinayo dadka reer Baledweyne ayaa guud ahaan ka socda dalka, waxaana haatan markii ugu horeysay sidii ay u bilaawdeen fatahaaduhu gaaray magaalada Baledwyne Madaxweynaha dalka Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

Xafiiska Wararka Halqaran.com 
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...