Muqdisho (Halqaran.com) –Hay’addaha Ammaanka DFSayaa faah-faahin ka bixiyay qarax loo adeegsaday Mooto Bajaaj oo galabta ka dhacay Xaafadda Taleex degmada Hodan ee Gobolka Banaadir.
Sida ay inoo xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan Ciidamada amaanka ee Magaalada Muqdisho, ayaa waxa ay sheegayaan in ay gacanta lagu soo dhigay ninkii qaraxa ku weday Mooto Bajaaj-ta.
Sido kale Khasaare kala duwan ayaa ka dhashay qaraxan, waxayna mootada qaraxday, ay mareysay agagaarka maqaayadda Fatxi oo ku taalla isgoyska Taleex ee magaalada Muqdisho.
Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com





