Saturday, April 18, 2026
30.1 C
Mogadishu

Xubnaha Aqalka Sare oo Maanta doortay hab-dhowraha golaha iyo ku-xigeenkiisa.

Muqdisho(Halqaran.com)- Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii 5-aad ee Kalfadhiga 1-aad waxaa ay ku meel mariyeen hab-dhowraha Golaha Aqalka Sare iyo ku xigeenkiisa.

Fadhigii Guud Golaha ee maanta waxaa soo xaadiray 39 Senator isla markaana waxay xubnaha Goluhu xilka hab-dhowrka u ansaxiyeen laba Senator oo ka mid ah Masuuliyiinta Soo xaadirtay hoolka.

Guddoomiyaha Hab-dhowraha Aqalka Sare ayaa Waxaa loo doortay Senator Samsam Ibraahim Cali ayaa loo doortay ,halka ku-xigeenka Habdhowrka  loo doortay Senator Fartuun Cabdulqaadir Faarax (Karaama).

 

 

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...