Muqdisho(Halqaran.com)-Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa soo saartay Habraac cusub oo lagu xakameynayo Cudurka COVID-19,wasaaradda ayaa si xushmad leh ugu codsatay dadweynaha inay qaataan talooyinka Wasaaradda Caafimaadka ee ku saabsan ka hortaga Caabuqa Covid-19.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com





