Gaalkacyo (Halqaran.com)- Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban Heer Dowlad-Goboleed ee SEIT Galmudug ayaa soo gudbiyay Odoyaasha dhaqanka & Xubnaha Bulshada Rayidka ee soo xulaya Ergada Dooraneysa 5 Kursi oo Golaha Shacabka.
Kuraastan ayaa horey liiskooda iyo jadwalka qabashada doorashadooda loo shaaciyey, iyada, oo diyaar garoow ku aadan doorashadooda laga dareemayo koonfurta Gaalkacyo.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halarannews@gmail.com





