Tuesday, April 21, 2026
31.9 C
Mogadishu

Mareykanka oo cunaqabateyn culus ugu hanjabay Ruushka (Maxaa cusub)?

Washington (Halqaran.com) – Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay inuu u badinayo Ruushka inuu weerari doono Ukraine, balse wuxuu ka digay inuu Mareykanka uu ka bixinayo jawaab adag tijaabada u Ruushku tijaabinaya reer galbeedka.

Biden wuxuu sheegay inuu Viladmir Putin uu la kulmayo cunaqabateyn abidkii aan soo marin hadduu uu Ukraine weerar ku soo qaado.

Dowladda Ukraine oo xiisaddaasi xuddun u ah dhankeeda, waxay sheegtay Ruushka inuu cabsi gelin ku hayo, iyada oo ku baaqday in la sameeyo dadaal kasta oo diblumaasiyadeed si dagaal loo baajiyo.

Xiisadda ka dhalatay ciidamada tirada badan ee uu Ruushka ku soo daabulayo xuduuda Ukrain ayaa cirka isku sii shareereysay maalmihii u dambeeyay.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...