Monday, July 27, 2026
26.5 C
Mogadishu

Xubnaha Midowga Musharrixiinta Oo Dalbaday in talladooda la qaato (Maxay Tahay Sababta?)

Muqdisho(Halqaran.com) –Golaha Midowga Musharixiinta ayaa Soosaaray  tallooyin ku aaddan doorashooyinka dalka, gaar ahaan kuraastii horay loo doortay in dhamaan dib loogu laabto,waxaana sidoo kale ay soo jeediyeen sixitaanka habraaca, hufnaanta iyo daah furnaanta doorashooyinka dalka.

 

Qoraalka Midowga Musharaxiinta ayaa waxaa ay ku sheegeen in Ra’iisul Wasaaraha iyo Golaha Wasiirada ay si buuxda mas’uul uga noqdaan Amniga dalka.

Hoos ka akhriso War-saxaafadeedka:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...