Muqdisho(Halqaran.com) –Guddiga Doorashooyinka Maamulka koonfur-Galbeed Soomaaliya ayaa shaaciyay doorashada 11 kursi oo kamid ah 70-ka kursi ee koonfur Galbeed ku leedahay Golaha Shacabka ah.
Kuraasta ugu horeesa ee ay soo saareen Guddiga Doorashooyinka Maamulka Koonfur-Galbeed Waxaa ugu horeeya.
Gudoomiyaha Golaha shacabka Maxamed Mursal.
Gudoomiyihii hore ee Golaha shacabka Jawaari.
Gudoomiyihii hore ee Golaha shacabka Aadan Madoobe.
Xildhibaan Hani Mohamed Aadan iyo Idiris Dhokhtor.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com





